3 ms·
Haa; waligayga (oo 16 sanadood ah) Amerika baan ku noolaa ;)
by genieyclo 17y ago
Haa; waligayga (oo 16 sanadood ah) Amerika baan ku noolaa ;)
- mahmud 17y agoRageeda! Waryaa, shoot me an email as soon as you can, haye dhe? Waxaan u soo guuray ostralia, waxaan ka imid maraykan dhawr bilood kahor. Barasho wanaagsan, good to see another somali meeshaan. Yarka kale een aqaan oo HN akhriya waa professor of applied mathematics oo dagan yurub, laakiin magaciise halkan waan iloobay.